Madaxweyne Farmaajo oo qado sharaf u sameeyay mid kamid ah Madaxda maamul goboleedyada (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajo ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Soomaaliya qado sharaf ugu sameeyay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed iyo wafdi la socday. Kulanka qado sharafta kadib ayaa la sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabducasiis Lafta Gareen oo howlo shaqo Muqdisho u yimid. Madaxtooyada  ayaan wali … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo qado sharaf u sameeyay mid kamid ah Madaxda maamul goboleedyada (Daawo Sawirro)